Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa saaka oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ku soo… ...
Puntland Defence Forces today captured Sheebaab, a village under the jurisdiction of Qandala. ISIS, a terrorist… Sii akhri ...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi kooban bixiyay ayaa markii u horraysay shaaciyay farsamo ...
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka horay u ruqaansaday ayaa goor dhaweyd la wareegay degaanka Sheebaab ee degmada Qandala ee gobolka Bari. Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in ...
The outgoing British Ambassador to Somalia, Michael Nithavrianakis, met with the President of Puntland State… Sii akhri ...
Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada ISIS ee Gaatir-oodan oo dhacda togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad.
Dowladda Puntland oo xalay soo saartay digniin amni ayaa dhammaan dadweynaha ugu baaqday in ay taxaddar dheeri ah ka muujiyaan dhaq dhaqaaqa firxadka Argagixisada ee magaalooyinka u soo cararaya ...
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii halista badnaa ee Curaar oo kamid ah difaacyadii ugu adkaa ee Argagixisada ISIS.
Duqeyn aad u xooggan badan oo degaanno fog laga maqlay ayaa maanta lagu guraacay godka weyn ee CASCASO oo ku… Sii akhri ...
Puntland iyo qunsuliyadda Itoobiya ayaa ka wada-hadlay xaaladda soo galootigga iyo qaxootigga Itoobiyaanka ah ee ku suggan degaanada Puntland kuwaas oo mudooyinkan la wadday in dalkooda dib loogu ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results